Month: August 2021

Shahaado sharaf Abdi Nageeye

Shahaado sharaf Abdi Nageeye

Waxaan aad ugu faraxsanahay guusha walaaltinimadda leh ee uu gaaray Orodyahanka Caalamigga @abdinageeye, @xidigorganisation waxay shahaado sharaf guddoonsiisay @abdinageeye si ay ugu dhiira- gelliso dadaalka iyo Horumarka uu sameeyey.