
DAAHFURKA FARACA SWEDEN
Waxaa si habsami leh ku dhammaaday Xafladda daahfurka Xiddig Organisation faraca ama qeybta dalka Sweden, wuxuuna ka dhacay xafladaasi caasimada dalka sweden ee Stockholm. #Xiddigorgsanition #Xiddigsweden #xidig #sweden #dhalinyaradasweden #guul #xaflad