Ardayda Sanadka 2021
Waxaa si habsami leh ku dhammaaday Kulan lagu dhiiro-gelinayayey Ardayda sanadkan ee ka qallin-jebisay Dugsiga Sarre iyo Jaamacadaha wadanka Holland, kulankan ayaa lagu qabtay magaaalada DenHaag.