Qorshaha Sanadka | Annual plan 2023

Qorshaha Sanadka | Annual plan 2023

Halkan kala soco Ajandaha sanadkan 2023 eeXiddig Organisation DOWNLOAD HERE
Kulan Tababar lagu qabtay magaalada Geldrop

Kulan Tababar lagu qabtay magaalada Geldrop

Nog 5
Heshiis wada shaqeyn Accord University iyo Xiddig Organisation

Heshiis wada shaqeyn Accord University iyo Xiddig Organisation

Waxaan aad ugu faraxsanahy in uu heshiis wada shaqeyn ah ku dhexmaray Accord University iyo Xiddig Organisation magaalada Hilversum ee wadanka Netherlands. Heshiiskaasi oo ah in ay kawada shaqeeyaan labada dhinac in uu qof walba…
DAAHFURKA FARACA SWEDEN

DAAHFURKA FARACA SWEDEN

Waxaa si habsami leh ku dhammaaday Xafladda daahfurka Xiddig Organisation faraca ama qeybta dalka Sweden, wuxuuna ka dhacay xafladaasi caasimada dalka sweden ee Stockholm. #Xiddigorgsanition #Xiddigsweden #xidig #sweden #dhalinyaradasweden #guul #xaflad
Shahaado sharaf Abdi Nageeye

Shahaado sharaf Abdi Nageeye

Waxaan aad ugu faraxsanahay guusha walaaltinimadda leh ee uu gaaray Orodyahanka Caalamigga @abdinageeye, @xidigorganisation waxay shahaado sharaf guddoonsiisay @abdinageeye si ay ugu dhiira- gelliso dadaalka iyo Horumarka uu sameeyey.