HONORABLE CERTIFICATE FROM THE SOMALIA GOVERMENT

HONORABLE CERTIFICATE FROM THE SOMALIA GOVERMENT

Anigoo ku hadlaya magaca Maamulka iyo Xubnaha Ururka Xidig, Waxaan mahadcelin ballaaran halkan ugu Soo gudbinayaa Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha, iyo masuuliyiinteeda oo ay hormuud u tahay, Marwo Khadiija Mohamed Diiriye, guddoonsiinta shahaada sharafkan Ururka…
Xidig Academy oo la daahfuray Hoyga Aqoonta

Xidig Academy oo la daahfuray Hoyga Aqoonta

Waxaa la daahfuray Websiteka Xidigacademy! Xidig Academy waxay ka mid tahay urur hooseedyadda hoos imaaadda dallada ururadda Xidig organisation. taas oo hadafkeedu yahay sidii uu kaalinta dhallinyarda Soomaaliyeed kor ugu qaadi lahaayeen. XidigAcademy waa Hoyga…