
Category Archives for Uncategorized

heshiis wada shaqeyn Accord University iyo Xiddig Organisation
Waxaan aad ugu faraxsanahy in uu heshiis wada shaqeyn ah ku dhexmaray Accord University iyo Xiddig Organisation magaalada Hilversum ee wadanka Netherlands. Heshiiskaasi oo ah in ay kawada shaqeeyaan labada dhinac in uu qof walba…

DAAHFURKA FARACA SWEDEN
Waxaa si habsami leh ku dhammaaday Xafladda daahfurka Xiddig Organisation faraca ama qeybta dalka Sweden, wuxuuna ka dhacay xafladaasi caasimada dalka sweden ee Stockholm. #Xiddigorgsanition #Xiddigsweden #xidig #sweden #dhalinyaradasweden #guul #xaflad