Jiilka Maanta & Berri

Jiilka maanta & berrito

Nagu saabsan

Dhalinyaro hurumarkeedu waa horumarka iyo iftiinka bulsho kasta

Dallada Xiddig Organisation waa urur ay ku mideysan yihiin dhalinyarada soomaaliyeed ee wadamada Europe, wuxuuna ka shaqeeya sida uu wax ugu beddeli lahaa xaalada dhalinyarada, kuwaasoo lagu qiyaaso in ay yihiin 75% oo ah tirada ugu badan ee bulshadda, ayagoo u maraya Isku xirka dhalinyarada, kobcinta fekerka iyo aqoonta & dhiirigelinta, si’ jiilka maanta iyo berrito ee dhalinyarada ay u noqdaan kuwa hurumarsan oo ka dhex iftiimaya bulshada.

0 Wada shaqeyn
0 Members

XIDDIG WUXUU LEEYAHAY 3 URUR HOOSAADYO:

XIDDIG ACADEMY

Wuxuu ka shaqeyaa kobcinta fikirka iyo aqoonta dhallinyaradda taas oo diiradda uu ku saaro, sida loo soo saari lahaa bulsho heer sare ka taagan cilmiga kala duwan. Visit XIDIGACADEMY.COM!

XIDDIG MEDIA

Wuxuu ka shaqeeyaa wacyigelinta & isku xirka dhallinyarada soomaaliyeed ee ku nool daafaha dunidda ee saameeyey dhaqamada kala duuwan.

XIDDIG AWARD

Wuxuu ka shaqeyaa in uu dhiira-gelliyo dhalinyarada sameeyey horumar dhinacyada kala duuwan, taas oo uu siiyo abaal marino iyo dhiirigelin joogta ah, islamarkaasina wuxuu uga dhigaa dhalinyarada kale tusaale ay ku daydaan.

Wadajir ayaan ku guuleysan karnaa

volunteer volunteer volunteer volunteer volunteer volunteer volunteer volunteer

Our Events

Kulamada iyo tababaradda ay qaban qaabiso Xidig Organisation

Het Nederlandse onderwijssysteem
Het Nederlandse onderwijssysteem

Nidaamka Waxbarashada Holland - Het Nederlandse onderwijssysteem

Learn More
Class of 2020
Class of 2020

Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed Holland ee qalin jabisay: Sanadkan 2020! 

Learn More